Falimaha Rasuullada 15:23 KQA

23 Markaasay qoreen oo iyagii la direen warqad leh, Annagoo ah rasuullada iyo walaalaha waayeellada ah waxaannu soo salaamaynaa walaalaha ka mid ah dadka aan Yuhuudda ahayn oo jooga Antiyokh iyo Suuriya iyo Kilikiya.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 15

arki Falimaha Rasuullada 15:23 macnaha guud