Falimaha Rasuullada 15:7 KQA

7 Oo kolkay wax badan su'aaleenna, Butros baa istaagay oo ku yidhi iyagii, Walaalayaalow, waad og tihiin in maalmo hore Ilaah dhexdiinna ka doortay in dadka aan Yuhuudda ahayn ay afkayga ereygii injiilka ka maqlaan oo ay rumaystaan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 15

arki Falimaha Rasuullada 15:7 macnaha guud