Falimaha Rasuullada 16:10 KQA

10 Oo markuu riyadii arkay dabadeed markiiba waxaannu doonnay inaannu Makedoniya tagno, taasoo nala noqotay in Ilaah noogu yeedhay inaannu iyaga injiilka ku wacdinno.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 16

arki Falimaha Rasuullada 16:10 macnaha guud