Falimaha Rasuullada 16:17 KQA

17 Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo leh, Nimankanu waa addoommadii Ilaaha ugu sarreeya, kuwaasoo idinku wacdiyaya jidka badbaadada.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 16

arki Falimaha Rasuullada 16:17 macnaha guud