Falimaha Rasuullada 17:17 KQA

17 Saas daraaddeed ayuu Yuhuuddii iyo nimankii cibaadaysnaa kula xaajooday sunagogga, suuqa dhexdiisana ayuu maalin walba kula xaajooday kuwii kula kulmayba.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 17

arki Falimaha Rasuullada 17:17 macnaha guud