Falimaha Rasuullada 17:22 KQA

22 Markaasaa Bawlos oo Are'obagos dhex taagan wuxuu yidhi, Nimankiinan reer Ateenay ahow, wax kasta waxaan idinku garanayaa inaad tihiin kuwo ilaahyada ka cabsada.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 17

arki Falimaha Rasuullada 17:22 macnaha guud