Falimaha Rasuullada 18:2 KQA

2 Meeshaasna wuxuu ka helay Yuhuudi Akula la odhan jiray, oo reer Bontos ah, oo mar dhow haweenaydiisa Bariskilla kala yimid Itaaliya, maxaa yeelay, Kalawdiyos baa ku amray Yuhuudda oo dhan inay Rooma ka tagaan; wuuna u yimid iyagii.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 18

arki Falimaha Rasuullada 18:2 macnaha guud