8 Markaasaa Kirisbos oo sunagogga u sarreeyey baa Rabbiga rumaystay, isaga iyo kuwii gurigiisa oo dhanba; kuwo badan oo reer Korintos ahna ayaa markay maqleen rumaystay, oo waa la baabtiisay.
akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 18
arki Falimaha Rasuullada 18:8 macnaha guud