Falimaha Rasuullada 19:33 KQA

33 Markaasay Aleksanderos ka soo saareen dadkii badnaa isagoo ay Yuhuuddii hore u soo tuurayaan. Markaasaa Aleksanderos gacan taagay, oo wuxuu damci lahaa inuu af isku daafaco dadka hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 19

arki Falimaha Rasuullada 19:33 macnaha guud