Falimaha Rasuullada 19:9 KQA

9 Laakiin qaarkood markay madax adkaadeen oo caasiyoobeen, iyagoo xumaan kaga hadlaya Jidka dadkii badnaa hortooda, ayuu iyagii ka tegey oo xertii ka soo soocay, oo maalin walba ayuu dad kula doodi jiray iskoolka Turannos.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 19

arki Falimaha Rasuullada 19:9 macnaha guud