Falimaha Rasuullada 2:14 KQA

14 Laakiin Butros intuu koob-iyo-tobankii isla taagay, ayuu sare u qaaday codkiisa oo ku yidhi iyaga, Niman yahow reer Yahuudiya iyo dhammaantiinan Yeruusaalem degganow, tan ogaada oo hadalladayda dhegaysta.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 2

arki Falimaha Rasuullada 2:14 macnaha guud