Falimaha Rasuullada 2:17 KQA

17 Ilaah baa yidhi, Maalmaha ugu dambaysta waxyaalahanu waa noqon doonaan, Ruuxayga ayaan ku shubi doonaa dad oo dhan; Oo wiilashiinna iyo hablihiinnu wax bay sii sheegi doonaan, Raggiinna dhallinyarada ahuna wax bay arki doonaan, Odayaashiinnuna riyooyin bay ku riyoon doonaan;

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 2

arki Falimaha Rasuullada 2:17 macnaha guud