Falimaha Rasuullada 2:19 KQA

19 Oo waxaan samada sare ka muujin doonaa yaabab, Dhulka hoosena waxaan ka muujin doonaa calaamooyin, Kuwaas oo ah dhiig iyo dab iyo uumiskii qiiqa.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 2

arki Falimaha Rasuullada 2:19 macnaha guud