Falimaha Rasuullada 20:24 KQA

24 Laakiin naftayda uma xisaabo sidii mid qiimo ila leh, si aan u dhammeeyo tartankayga iyo shuqulkii aan Rabbi Ciise ka helay inaan u markhaati furo injiilkii nimcadii Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 20

arki Falimaha Rasuullada 20:24 macnaha guud