Falimaha Rasuullada 20:35 KQA

35 Wax walba waan idin tusay si ay waajib idiinku tahay, idinkoo sidaas oo kale u hawshoonaya, inaad caawisaan kuwa itaalka yar, oo aad xusuusataan ereyadii Rabbi Ciise siduu isaga qudhiisu yidhi, In wax la helo, waxaa ka barako badan in wax la bixiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 20

arki Falimaha Rasuullada 20:35 macnaha guud