Falimaha Rasuullada 20:9 KQA

9 Waxaana daaqadda fadhiyey nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Yutukhos, isagoo hurdo weyn la dhacay; oo intii Bawlos weli hadalkii sii dheeraynayay ayaa wiilkii oo aad u hurdaysan dabaqaddii saddexaad ka soo dhacay, oo isagoo meyd ah baa la qaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 20

arki Falimaha Rasuullada 20:9 macnaha guud