Falimaha Rasuullada 21:24 KQA

24 kuwaas kaxee oo isla daahiri oo kharashka iyaga ka bixi inay madaxa xiirtaan; markaasay dhammaan waxay wada ogaan doonaan inaanay waxba ahayn waxyaalihii lagaa sheegay, laakiin inaad adiga qudhaadu si hagaagsan u socotid oo aad sharciga dhawrtid.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 21

arki Falimaha Rasuullada 21:24 macnaha guud