Falimaha Rasuullada 22:10 KQA

10 Markaasaan ku idhi, Maxaan sameeyaa, Rabbiyow? Kolkaasaa Rabbigu igu yidhi, Kac oo Dimishaq gal; meeshaasaana laguugu sheegi doonaa waxa ku saabsan waxyaalihii lagu amray inaad samaysid oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 22

arki Falimaha Rasuullada 22:10 macnaha guud