Falimaha Rasuullada 23:14 KQA

14 Markaasay u yimaadeen wadaaddadii sare iyo waayeelladii, oo waxay ku yidhaahdeen, Nidar weyn ayaannu wada galnay, oo waxaannu isku dhaarsannay inaannan waxba dhadhamin ilaa aannu Bawlos dilno.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 23

arki Falimaha Rasuullada 23:14 macnaha guud