Falimaha Rasuullada 23:9 KQA

9 Markaasaa waxaa dhacay buuq weyn, oo qaar ka mid ah culimmadii safka Farrisiinta ayaa istaagay iyagoo hadal ku dagaallamaya oo leh, Ninkan wax shar ah kama helin; laakiin haddii ruux la hadlay isagii ama malaa'ig la hadashay, Ilaah la dagaallami mayno.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 23

arki Falimaha Rasuullada 23:9 macnaha guud