Falimaha Rasuullada 24:22 KQA

22 Laakiin Feelikos oo aad u sii garanaya wax ku saabsan Jidka ayaa xaajadoodii dib u dhigay oo yidhi, Kolkii sirkaalka sare oo Lusiyas ah yimaado ayaan xaajadiinna dhammaan u garan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 24

arki Falimaha Rasuullada 24:22 macnaha guud