Falimaha Rasuullada 25:23 KQA

23 Sidaas daraaddeed maalintii dambe ayaa Agribba iyo Bernikee waxay la yimaadeen bandhig weyn, oo waxay soo galeen maxkamaddii, iyaga iyo nimankii sare iyo raggii magaalada ugu waaweynaa. Markaasaa Feestos wuxuu amray in Bawlos loo keeno.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 25

arki Falimaha Rasuullada 25:23 macnaha guud