Falimaha Rasuullada 26:1 KQA

1 Markaasaa Agribba wuxuu Bawlos ku yidhi, Waa laguu fasaxay inaad nafsaddaada u hadashid. Kolkaasaa Bawlos gacantiisa fidiyey oo isdaafacay.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 26

arki Falimaha Rasuullada 26:1 macnaha guud