Falimaha Rasuullada 26:24 KQA

24 Oo intuu saas isu daafacayay, ayaa Feestos cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Bawlosow, waad waalan tahay. Barashadaadii badnayd ayaa waalli kuu beddeshay.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 26

arki Falimaha Rasuullada 26:24 macnaha guud