Falimaha Rasuullada 27:10 KQA

10 oo wuxuu ku yidhi, Niman yahow, waxay ila tahay in dhoofkanu lahaan doono waxyeello iyo khasaaro badan, umana ahaan doonaan shixnadda iyo doonnida oo keliya, laakiin xataa nafaheennu khatar bay ku sugan yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 27

arki Falimaha Rasuullada 27:10 macnaha guud