Falimaha Rasuullada 27:13 KQA

13 Oo kolkii dabayshii koonfureed tartiib u socotay ayay waxay u maleeyeen inay qasdigoodii heleen, kolkaasay barroosinkii qaadeen, oo waxay ag mareen Kereetee.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 27

arki Falimaha Rasuullada 27:13 macnaha guud