Falimaha Rasuullada 27:24 KQA

24 Waxay igu tidhi, Bawlosow, ha cabsan; waayo, waa inaad Kaysar hortiisa istaagtaa; oo weliba bal eeg, Ilaah wuxuu adiga ku wada siiyey kuwa kula socda oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 27

arki Falimaha Rasuullada 27:24 macnaha guud