Falimaha Rasuullada 27:35 KQA

35 Oo markii uu saas yidhi, ayuu wuxuu soo qaatay kibis, oo dadkii oo dhan hortooda ayuu Ilaah ugu mahadnaqay, oo intuu kala jebiyey ayuu bilaabay inuu wax cuno.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 27

arki Falimaha Rasuullada 27:35 macnaha guud