Falimaha Rasuullada 28:15 KQA

15 Oo halkaasna walaalihii markii ay maqleen warkayagii, ayay u soo baxeen inay naga hor yimaadaan, oo waxay soo gaadheen tan iyo Suuqa Abbiyus iyo Saddexdii Makhaayadood. Oo Bawlosna markuu arkay iyagii ayuu Ilaah ku mahadnaqay oo sii dhiirranaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 28

arki Falimaha Rasuullada 28:15 macnaha guud