Falimaha Rasuullada 28:25 KQA

25 Oo intay dhexdooda ka heshiin waayeen, ayay kala tageen, Bawlos se wax keliya ayuu ku hadlay, isagoo leh, Ruuxa Quduuska ah si hagaagsan ayuu uga dhex hadlay nebi Isayos markuu awowayaashiin la hadlay,

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 28

arki Falimaha Rasuullada 28:25 macnaha guud