Falimaha Rasuullada 28:3 KQA

3 Laakiin Bawlos ayaa soo ururshay xaabo badan, oo wuxuu saaray dabka, kolkaasaa kulaylka daraaddiis waxaa soo baxay jilbis oo gacantiisuu ku dhegay.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 28

arki Falimaha Rasuullada 28:3 macnaha guud