Falimaha Rasuullada 3:16 KQA

16 Magiciisa ayaa xoogsiiyey kan aad arkaysaan oo garanaysaan, rumaysadka uu magiciisa ku rumaystay aawadiis. Rumaysadka uu ku rumaystay isaga ayaa ninkan idinka oo dhan hortiinna ku siiyey caafimaadkan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 3

arki Falimaha Rasuullada 3:16 macnaha guud