Falimaha Rasuullada 3:25 KQA

25 Waxaad tihiin wiilashii nebiyada iyo wiilashii axdigii Ilaah la dhigtay awowayaashiin, markuu Ibraahim ku yidhi, Qabiilooyinka dunida oo dhammu farcankaagay ku barakoobi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 3

arki Falimaha Rasuullada 3:25 macnaha guud