Falimaha Rasuullada 3:6 KQA

6 Laakiin Butros baa ku yidhi, Lacag iyo dahab midna ma haysto, laakiin waxaan haystaan ku siinayaa. Magaca Ciise Masiix, kii reer Naasared, ku soco.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 3

arki Falimaha Rasuullada 3:6 macnaha guud