Falimaha Rasuullada 4:10 KQA

10 dhammaantiin ogaada, idinka iyo dadka reer binu Israa'iil oo dhammu, in magaca Ciise Masiix, kii reer Naasared, oo aad iskutallaabta ku qodobteen, oo Ilaah ka sara kiciyey kuwii dhintay, daraaddiis ninkanu isagoo bogsaday halkan hortiinna ah ku taagan yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 4

arki Falimaha Rasuullada 4:10 macnaha guud