Falimaha Rasuullada 4:21 KQA

21 Markaasay, intay sii cabsiiyeen, sii daayeen, waayo, waxay waayeen waxay ku taqsiiraan, dadka aawadiis; maxaa yeelay, dadkii oo dhammu waxay Ilaah ku ammaaneen wixii la sameeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 4

arki Falimaha Rasuullada 4:21 macnaha guud