Falimaha Rasuullada 4:27 KQA

27 waayo, waxaa run ah in magaaladan gudaheeda Herodos iyo Bontiyos Bilaatos oo ay la jiraan dadka aan Yuhuudda ahayn iyo dadka reer binu Israa'iil iyagoo ka gees ah Ciise Midiidinkaaga quduuska ah, oo aad subagtay, ay isu urursadeen,

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 4

arki Falimaha Rasuullada 4:27 macnaha guud