Falimaha Rasuullada 4:31 KQA

31 Oo markay tukadeen dabadeed, meeshay ku urursanaayeen baa gariirtay; oo dhammaantood waxaa ka wada buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo ereygii Ilaah bay dhiirranaan ugu hadleen.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 4

arki Falimaha Rasuullada 4:31 macnaha guud