Falimaha Rasuullada 5:28 KQA

28 oo yidhi, Waxaannu aad idiinku amarnay inaydnaan magacan wax ku barin; laakiin bal eega, waxaad Yeruusaalem ka buuxiseen waxbariddiinnii, oo weliba waxaad damacsan tihiin inaad ninkan dhiiggiisii dusha naga saartaan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 5

arki Falimaha Rasuullada 5:28 macnaha guud