Falimaha Rasuullada 5:3 KQA

3 Laakiin Butros baa ku yidhi, Ananiyasow, maxaa Shayddaanku qalbigaaga u geliyey inaad Ruuxa Quduuska ah been u sheegtid oo aad qiimihii dhulka qaar la hadhid?

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 5

arki Falimaha Rasuullada 5:3 macnaha guud