Falimaha Rasuullada 7:10 KQA

10 laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo dhibaatadiisii oo dhan ka samatabbixiyey, oo axsaan iyo xigmad ka siiyey Fircoon, oo ahaa boqorkii Masar; markaasuu isaguna wuxuu isagii taliye uga dhigay Masar iyo reerkiisii oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 7

arki Falimaha Rasuullada 7:10 macnaha guud