Falimaha Rasuullada 7:35 KQA

35 Muusahakan ay diideen oo ku yidhaahdeen, Yaa kaa dhigay taliye iyo xaakin? Isagaa Ilaah ugu soo diray gacanta malaa'igtii geedka uga soo muuqatay inuu ahaado taliye iyo samatabbixiye.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 7

arki Falimaha Rasuullada 7:35 macnaha guud