Falimaha Rasuullada 7:5 KQA

5 oo dhaxalna kama uu siin, xataa meel uu cagtiisa dhigo; laakiin wuxuu isaga ka ballanqaaday inuu dalka mulki u siiyo isaga iyo farcankiisa ka dambeeyaba, in kastoo uusan dhal lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 7

arki Falimaha Rasuullada 7:5 macnaha guud