Falimaha Rasuullada 8:1 KQA

1 Sawlosna raalli buu ka ahaa diliddiisa. Oo maalintaas kiniisaddii Yeruusaalem ku tiil aad baa loo silciyey; oo dhammaantoodna rasuulladii mooyaane waxay ku kala firdheen dalalka Yahuudiya iyo Samaariya.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 8

arki Falimaha Rasuullada 8:1 macnaha guud