Falimaha Rasuullada 8:32 KQA

32 Haddaba meeshuu Qorniinka ka akhriyeyey waa tan, Isaga sidii wan la qalayo baa loo kaxeeyey; Oo sidii lax ku aamusan ninka dhogorta ka xiira hortiisa, Isagu afkiisa ma uu furo;

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 8

arki Falimaha Rasuullada 8:32 macnaha guud