Falimaha Rasuullada 8:37 KQA

37 Oo Filibos wuxuu ku yidhi, Haddaad qalbigaaga oo dhan ka rumaysatid, waa suurtowdaa. Wuuna u jawaabay oo yidhi, Waxaan rumaysanahay in Ciise Masiix yahay Wiilka Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 8

arki Falimaha Rasuullada 8:37 macnaha guud