Falimaha Rasuullada 9:39 KQA

39 Markaasaa Butros kacay oo raacay iyagii. Oo kolkuu yimidna, waxay geeyeen qolladdii sare; carmalladii oo dhammina waa ag taagnaayeen iyagoo ooyaya oo tusaya garbageliyaashii iyo dharkii Dorkas samaysay intay la joogi jirtay iyaga.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 9

arki Falimaha Rasuullada 9:39 macnaha guud