Filiboy 3:13 KQA

13 Walaalahayow, anigu ku tirin maayo inaan aniga qudhaydu weli qabsaday, laakiinse wax keliya ayaan samaynayaa, waxyaalihii iga dambeeyey intaan illoobo ayaan waxaan laacayaa waxyaalaha iga horreeya.

akhri dhamaystiran cutubka Filiboy 3

arki Filiboy 3:13 macnaha guud