Luukos 1:15 KQA

15 waayo, Rabbiga hortiisa nin weyn buu ku ahaan doonaa, mana cabbi doono khamri ama wax lagu sakhraamo. Waxaana xataa uurka hooyadiis kaga buuxsami doona Ruuxa Quduuskaa.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 1

arki Luukos 1:15 macnaha guud