Luukos 11:4 KQA

4 Oo naga cafi dembiyadayada, waayo, annaguba waa u cafinnaa mid walba oo aannu qaan ku leennahay, oo jirrabaaddana ha noo kaxayn.

akhri dhamaystiran cutubka Luukos 11

arki Luukos 11:4 macnaha guud